Marwo Edna Adan oo isku soo sharaxyasa Gudd oomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland

 


Warar naga soo gaadhaya illo xog ogaal ah oo u dhow Wasiirkii hore ee Arrimaha diba da ee Somaliland Marwo Edna Adan oo lagu wado iney isu soo sharaxdo Masuuliyada
ugu sareysa Somaliland ee ah Gudoomiyaha Golaha Gurtida Sanadka soo socoda ee 2010.

Marwo Edna oo lagu yaqaan firficooni intii ay Wasiirka Arrimaha Dibada aheyd waxey s oo jeedisey indhahii Caalamka kana dhaadhacin jirtey qadiyada Somaliland iyadoo meel walbo ay tago ama Telefishan walba oo laga wareysto waxay ka dhaadhacin jirtey iney Somaliland tahey wadan madaxbanaanidiisii la soo noqdey ahaana wadan hore u
jirey.

Waxey kaloo Caalamka u sheegi jirtey in ay Somalia lala macaamil karin ama lala kulmi  k arin iyadoo odhan jirtey Xukuumad la la hadlaa ama kalsooni ka heysata dadkooda  So malia inaysan jirin, iyadoo xiligaa ay Somaliland ku dhaweyd in la ictraafo.

Hadaba illaa imika wax war ah kamey soo saarin isu soo sharaxaadeeda Gudoomiyaha
Golaha Gurtida, laakiin la filaya todobaadyada soo socoda in ay ka warami doonto saba bta ku dhalisey iyo wajiga cusub ee ay Golaha Gurtida ku hogaamin laheyd.

 

 


Mr. Shukri Ahmed

Hargeysa, Somaliland
Fataax2000@yahoo.com