CUSBITAALKII UGU HOREEYEY EE AY ABID YEELATO  MAGAALADA TOG-WAJAALE OO MAANTA  AY MARWADA KOOWAAD EE JAMHUURIYADA SOMALILAND ,AMINA-WERIS ,XADHIGA KA JARTAY




 

31 December ,2014

 


 


 

WAR-SAXAAFADEED

 

 

 

Taariikh: 31 December,2014

Qoraal #:TWF8-31122014


Ujeeddo: Mahad celin

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waa Hay'ad ka diiwaan ga shan Dalalka Jam huuriyada Som aliland iyo Ingiriiska,waxaanay wakiilo ku leedahay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) , oo iyadu talada & fikirka Cusbitaalkaba lah ayd, ayaa dalka gudihiisa iyo dibadiisaba dadaal joogta ah ka sa meysay, codsiyana u qortay Hay'ad aha samo-falka ee ka hawl gala Dalalka Carabt a,Yurub iyo Qaarada Maraykanka.
 
Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF), wax ay u mahad celin ayaan Xaakimk a Imaarada Dubai,ahna madaxweyne ku-xigeenka Dalka  Imaaraatka Carabta,Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Makto um,oo Hay'adiisa samo falka ee Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Maktou m Humanitarian & Charity Est ablishment,ay bixisay dhaqaalaha ku baxay hir galinta Cusbitaalka we yn ee magaa lada Tog-wajaale,oo maanta oo Arbaca ah,31 December 2014,ay marwada Jamhuuriy ada Somaliland, Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, xadhiga ka jartay.

Waxaan sidoo kale u mahad celinaynaa,cid kasta oo gacan naga siisay hir gelinta cusbitaalkan,oo ah kii  ugu horeey ey ee magaaalada Tog-wajaale  ay abid yeelato.


Waxaan Allaha awooda leh dhammaantiinba uga baryeynaa,inuu miisaanka xasan aadka idiin saaro, sadaqada jaar iga ah ee aad la baxdenna, idiin kobciyo,hadhsata ana maalinta loogu baahi badan yahay.

 

 




Eng. Mohamed Ali Muse      Dr. Hussain Mohomed Nur
Founder and  Chairman       Chief Executive Officer
Tog-Wajale Foundation       Tog-Wajale Foundation

 

 

 


 

 

 


XAWAALADA DAHABSHIIL
Tog-Wajaale Foundation (TWF)
Account No: HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland

 


Togwajale Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 - 98 - 70
London , UK

 


 




HAY'ADDA SAMO-FALKA EE  TOG-WAJAALE FOUNDATIO (TWF)