Madaxweyne
Dr. Gaboose shaqadiisi kusoo celi dhakh tarnimada aheyd
ee u qaranka u soo bartey
![](IMAGES/Cumar-Daarood.jpg)
Waxan halkan salaan uga diraya dhamaan
shabakadaha iyo
warbaahinta qiimaha iyo karaamada mudan ee
ku abtirsada
JSLand, runtii aad bey u culus tahey
una qiimo badan
tahay kalinta wax ku oolka ee hor marka dalka kaga jirtaan.
Somalidu waxwalba horey maahmahäyo iyo eryo murtiyesan
uga tidhi, mar ay xaga isfahmka dadka iyo xoolaha wax
inoog iftiiminayeen waxey tidhaada soomalidu DADKUNA
AFKEY ISUGU AFGARTAAN XOOLUHUNA URTA, eryadaasi waxay ku
tilmaamayan ama macanahoodu yahay iney DADka iyo XOOLUHU
si wax u wada fahmin oo u midba dareen khaas ah leeyahay
oo u waxku fahmi karo, maahmahdaasi waxay dadka ü
iftiimineysa iney fahmaan wixi afka aadamaha kasoo baxa.
Inbadan baan maqlay oo aynu kamaqlay dadbadan oo
bulshada qeybaheeda kala dawan ah iyo siyaasiyi i
n waaweyn oo runtii bulshadu aaminsantahay oo leh
madaxweyne Siilaanayo waa siyaasiyinta hormood
soomaliweyne ee boodhka isku qarinaya ee aan awoodi
karin inoo mowqifkiisa cadeysto, waxa hadaba m
aanta meeshi ka baxday tuhinkii igu jiray ama dadbadan
oo ila mid ah ku jiray, markii anu dhìgeysaney
wareysigii BBCdu ka qaaday maalintii dhaweyd ee lahaa
muqaal iyo maqalka ba,77
Waxan hadaba leeyahay shicibka soomaliland ee la
jahawereeriyay ee sida xun wax loogu sheegey iney
dhageystan maanta ba wareysiga madaxweyne Siilaanayo
dhegeystan si ay uga meydhanto wixi lagu sh
eegayay madaxweynaha, wuxu runtii madaxweynuhu
mowqifkiisa siyaasadeed ku cadeyay wareysigaasi
islamarkan wuxu ka dhawaajiyay inuu aaminsan yahay gooni
isu taaga somaliland, runtii inaga waxa ina x
ukuma wixi afkiisa ka soo baxa in aynu fahmo maaha in
eynu uurkiisa iyo wuxu damacsan yahay ka sii wa
rano,
Haddaba waxan
leeyahay kuwii huu haada noo sheegi jiro xaaladiino waa
QUDHANJOOY KU QUUS iwm. Waxan runtii aaminsanahay
maahmaadaasi an kor kusoom xusay ee ah DADKUNA AFKUU
ISKU AFGARTA Xooluhan uurta
Maalin dhaweyd wuxu xisbiga UCID shirjaraadid u ku
sheegay in xilka la xayuubiyo wasiirka arimaha
guda ha JSL mudane Gaboose,
runtii dareenkaasi waa mid anagu ka wada siman nahay
haddii anu nahay taag eerayaasha iyo madaxda UCID
diba iyo gudaba.
Waayo wuxu Dr Gaboose u
gacan haadiyey islamarkan dhiirigaliyay nidaamkii
beeleysiga ahaa ee reernim ada kusaleysan ee lagu
kala qeybinaya JSLand iyo beelaheeda ee ay hormoodka u
aheyn nimanka falaag oobay ee Puntland ku
shaqeysato, wuxu buriyay oo u runtii meel kaga dhacay
gooni isu taagi soomalilan d, islamarkan wuxu
niyad jab ku riday wasiiradii soomaliland ee dagaankaasi
ka soo jeeday iyo waliba wa siirkuxigneenkii
wasaaradiisa arimaha gudaha Ina Gaarad Soofe ee
digniinta warbaahinta iyo saxaafada u mariyay falaagada
puntland ku shaqeysato,
Hadaba Dr Gaboose miyaanu la socon in wasiiradii
dawladiisa ka mid ka ahaa iney wali ku xayiiran yihiin
B urco oo ay dhaafi kari la yihiin, Dr Gaboose miyaanu
la socon in wasiiradii harti ee soomaliland ila hada an
loo ogoleyn in ay cago dhigtan Buuhoodle iyo aaga
dhiiladu ka jirto halka kuwii Puntlandna lagu soo
dha weyay karbadka cas, somalidu waxay tidhaahda
GU'DINYEEY IMAAD GOOEYSEN HADAAN BADHKEY KUGU JIRIN, æ¨å¨¨
Waxanu leeyahay Dr Gaboose waa maxay sababta wasiir
Cadami iyo wasiir Ina Garaad Soofe loogu diiday
Buuhoodle kuwi Puntland ad u tidhi wey iman karaan oo
beeshoodii bey u yimaadeen kuwan soomaliland ka soo
jeeda miyaney u dhalan gobolka iyo dalka mas'uulna ka
aheyn qaranka, waxaanu runtii u aragnaa inaad ku jirto
khiyaamo qaran hadii anu nahay xisbiga UCID islamarkan
anad ku habooneyn inaad xilkan c ulus ee ad
qaranka u heyso sii joogto runtiina aan lagugu aamin
karin,
Waxanu markale madaxweynaha ka codsanaynaa inuu fiiro
gaar ah u yeesho arimaha u ku jiro
Dr Gaboo se iyo hadalada kasoo yeedheya iyo
waliba hawlaha u ku foogan yahay, runtiina wuu
muteysatay in xilka laga xayuubiyo waayo maanta wuxu
inagu soo hogaamiyay Puntlan birin wuxuu soo wada
koonfurta inta ka hadhey inuu yidhaahdo soomaliweyn ma
kala maaranto iwm,
Dr Gaboose iyo Eng Maxamed Xaashi iyo Jamaal Ceydiid
hore ayey ugu gafen madaxdii iyo taageerayaas hi
ururkii Qaran, maalin cad bey ka dhaqaajiyeen ururkii
qaran iyagoon cidna kala tashan madax iyo taag
eerayaal toon, odayaashan hore ey usoo galen khiyaamo
urur, maanta ma filayo in ay ku sii nagaan doo nan
xilalkan loo igmaday. soomalidu waxay tidhaahda NIN
SOORI KAA QAADEY WAA NIN SEEFI KAA QAAD AY, nin
xil jecley ka qaaday oo cidla kaga dhaqaaqey wuxu la mid
yahay nin soori ka qaadey.
Mudadii boqolka cisho aheyd ee ay dawladan cusub kusoo
bandhigtay waxqabadkeedii, waxay runtii ahe yd
wasaarada arimaha guduhu wasaarada ugu liidate
waxqabadkii boqolka cisho runtii waa marag ma do
on o waad la wada socotan wixi dhacey boqolkii cisho,
hadii ad eegto aamanka boqolkii cisho ee igu hore
yay intii ay dawladan cusub dhalatey aadbey wasaaradani
uu hooseysay marka loo eego wasaarada ah kale ee dawlada,
waad la wada socoteen ciidamadii ONLF ee sida hawsha yar
uga soo dagay gobolka Salal islamarkiiba na u gudbay
halkii ay ku socdeen oo aheyd in ay kharbudaad iyo
dhibaato u geystan dalwad an aynu jaarka nahay ee
Itoobiya, waxakaloo runtii dalka ka dhacay mudadii u
wasiirka ahaa Dr Gaboose
dilala badan oo hore aan u dhici jirin iyo aaman daro,
runtii waxan aaminsanahay in ay wasaarado badani
waxbadan qabteen oo runtii la taaban karo oo hormareed
sida wasaarada dulista iyo hawada, wasaara da
waxbarashada iyo wasaarada arimaha dibada, runtii
somalidu waxay tidhaahda
Runtii waxanu aad u soo dhaweynaynaa xoriyada loo soo
celiyay suxufigii wargeyska waaheen, ee sida sharci
darada ah xoriyadiisa dhawrka ayaamood looga qaaday,
waxanu runtii an jeclahey inan dawladan cusub uga digo
in aney muraayada dimuqradeyda ee laga daawananay
hormarka iska xidhin taaso ah wa rbaahinta iyo
saxaafada iyo hawlwadeenada suxufiyiinta ah, hore wuxu
xisbiga kulmiye uga caban jirey suxufi hebel baa laga
xidhay Horyaal, maanta looma baahan in ad dib u raacdan
raadkii UDUB ad ku dhaliili jirteen.'
Wa bilaahi tawfiq
![](IMAGES/Cumar-Daarood.jpg)
Omar
Darood Hassan
Norway |
|