WAR-SAXAAFADEED

 


 


Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u diraya a ,Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ,General Faysal Kaamil Ciise ,oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida naxdinta leh ee ku timid Walaalkii MARXUUM CABDI RASHIID KAAMIL CIISE ,oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa laguna aasay Xabaalaha Na aso-hablood. 23.09.2011.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka wara abiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.