Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) , oo Shahaado Sharaf Qaran guddoonsiiyey, Orodyahanka Caalamiga ah ,Maxamed Faarah, oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Dalka Jamhuuriyadda Somaliland