War Deg Deg ah: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Goor
dhawayd Doortay Maayar cusub.
Maayarka Cusub Axmed Muxumed Qaalib(Axmed Samir) .....
Gabiley (TNN)- Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley ayaa goor
dhawayd Ma ayar cusub u doortay Axmed Muxumed
Qaalib (Axmed Samir) .
Fadhigan maanta ee Golaha Deegaanka Gabiley oo ay ka soo Xaadireen
17 Muda ne ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Golaha
Khadra X. Ga ydh.
Maayarka Cusub ayaa waxa u codeeyey 16 xildhibaan, Guddoomiyuhuna
muu co deyn.
Dhinaca kale Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley ayaa
xasaanadii u soo celi yey
Aadan Muxumed Badde,oo hore u ahaan jiray Maayarka Gabiley,
isla markaa na maalin dhaweyd iska casilay xilkaasi ka dib markii ay
Hanti dhawr ku Fashilm ay in la
horgeeyo Maxkamad muddo sagaal bilood
ah.
Sacad M. Cabdi
Timacade News Desk
Gabiley ,Somaliland
|