Cayda Amiir Amir miyeey Ka dhacda Akhristow Diyaraadii Koon furta Afrika dowladii Siyaad Bare ka soo kiraysan jirte shacabka lagu xasuuqay

 



Halkan waxaan ka salaamay dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan dadkayga reer somaliland iy o warbaahinta somaliland dibadda iyo gudaba,wax igu dhaliyey maqaalkan ina qoro,markaan arkay dowladii somaliland shacabkeedi iyo tageerayasheedi u adeegsatey cadowga Somaliland,cashuurt oodii lagaqadijirey loogu soo iibsadey cay casriysan.

sawirkan aan halkan saarey waa nin ka mid ah cadowga somaliland aadna waa nin u xagjir ah ugu jecel yahay aduunka dhan in somaliland ka dhcdo dhibtooda , sawiro laga iibsado ka alifo ama ka s ameeyo, amiir waliba wax u qaataay lacag xad dhaaf ah.

Todobaadkan ayaa wax lagu baahiyey warbaahinta iyo faceboogyadda ama dhulka lagu kulmo saw ir xanbaarsan arrin ugub ah layaabna kunoqotey qof kasto daawadey ama akharistey ama arkayb a,sawirkan aya wax lagu aflagadeenayey beel ka mid ah beelaha somaliland dega,la leeyahay wax beeshu doonaysa in wakaladda kasto dowladda ka mid ah iyadu hor joogo u noqoto,marka wakaal adda TVGA Qaranka ama mamulka iyo masuulinta TVGA ayan ahayn beesha waa sida u dhigan yah ay sawirku hadii aan anigu khaldaneny.

hadaba markaad dib u eegid ama tixraacdiid meesha war bixiinta katimi ama ka danbayse wax noq onaysa dowladda somaliland ee taladda dalka haysa ama maamulka Qaranka Somaliland ,hogaam inaya ee ka so baxay xisbiga kulmiye,waxaan xasuuste 1988 Somalilan shacabkeeda waxa lagu xa suuqay Diyaarado dagaal iyo Madaaficiiy waxaan ku sawirna calanka Somaaliya oo marka la wadd a ahsa Somaliya ama wixii la odhan jire somaaliweyn,wax la idhaahda hantidii qaranka somaliya ee ka soo jeeday cashuurihii iyo xoolaha ummada laga qaado ayaa loo adeegsadey dad shacab ah,ha daba walalyaal miyaane lamid ahayn in dowladeeni aan dooran ee aan dalkeena dadkeena ku ami inay ee aan cod iyo duunyaba siinay waliba maanta islaamaha masakiinta ah suuqadda somaliland ku iibiya baradhadda, iyo tamadhadda,caanaha,subaga,cashuurtii laga qaaday halkii wax loogu qa ban laha ummada u baahan in iyagii hub looga dhiigtey lagu caayo ama lagu aflagadeeyo yadoo lo dirayo,cannada iyo dad shisheeyey ah,Cayda Amiir Amir miyeey Ka dhacda Akhristow Diyaraadii Koonfurta Afrika dowladii Siyaad Bare kasoo kiraysan jirte shacabka lagu xasuuqay.

Maxaan odhan kar wey ku kala duwanyihiin kii aan ka go’ay ee 21sanno kahor ee aan lahay shaca bkayga ayuu ku xasuuqay hantidii dalka iyo dadka iyo kan maanta ku cayey,caydo waa dagaal hor dhac ah ,waxaana odhan lahaa xukummada kulmiye hordhaceedii waan aragnay wax Ku xiga waa la garan karay,Hees ah heesaha hees dhaqameedka ah wax kamid ah midhaheedii biyahaan hordo oda arka dabadoodu waa wuubo,Dowladda maanta Soo Kiraystey Nin shisheeye ah Inu caayo deeganadda somaliland qar ka mid ah berina waxay soo kiraysan doonta diyaaraddaha dagaalkiyo dababadaha,arrintan yaan ladhayalsan waa arrin aad u xasaasi ah hadday leedahay wax ka qaba sho waayo raadku intu qoyan yahay aya la baa’biin kara hadii aan hadda wax laga qaban hodho wna meel dheer ayey gaadhaysa,runtii wax maalinba malinkadanbaysa xukummada kaso baxay fa lal iyo ficillo midba mid kasii daran yahay,hadii xumaanta iyo dhibtani sii socotow sas lagu eegtana meel aan hodhow aan waxba laga qaban karin ayeey gadhaysa,beelaha kudhaqan somaliland waa dad walalo ah alle kuwada ummay meel oo wadadegan somaliland allena isbaday,qof iyo qolo too na meesha ku nooshay ma dooran karto hadii anu alle u doorin,waxaan odhan laha dadku iyo bee luhu waa dad sharaf iyo maamus ayey inaga wada mudanyihiin maha in qof ama ashkhaas qabiil dhan loo caayo ama lo aflagadeeyo,dhaqan umaynan lahayn ina cadow isu soo adeegsano waliba soo adeegsatow dowladii midida dabkeeda ino haysay.

 



Yuusuf Husein Kabadheere

yuussuf@live.com
Sweden/trollhättan