MARXUUM ABDIRISAAQ XASSAN DIIRIYE

 



Anagoo ah jaaliyada somaliland ee dalka holand waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum : ABDIRISAAQ XASSAN DIIRIYE oo ku geeriyooday maga alada london UK taariikhdu markay ahayd 20 \09\2012 waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo marxuumka eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtiiiba uu ilaahy samir iyo iim aan ka siiyo -- aamiin--aamiin - aamiin .

 


1- Mohamed Muhumed Eleye (suweys) iyo qoyskiisa
2- mohamed Abdi Ismail ( Saban)
3-Ahmed macalin xassan
4-Mohamed Mohamud Xoogsade
5 - Mohamed weerar
6- Ali amed adan
7-Cabdilqadir Cisman
8- Mohamed mohamud xuseen
9- Cumar Suldan
10 - Cabdilahi xaashi
11- Cabdi risaaq cali neefi
12-Mohamed Guyare