Daawo Sawiro Ku Saabsan Madaxweynaha JSL Iyo Ku Xigeenk iisa Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye.

 



Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Kuxigeenkiisa ayaa maanta qasriga madaxtooyada JSL ku...Daawo Sawirada


Hargeysa (TNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Kuxigeenkiisa ayaa maanta qasri ga madaxtooyada JSL ku qaabilay Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye iyo Hogaanka Xisbiga kulmiye waxaana Dardaaran iyo talooyin ka soo jeediyey 4 Masuul iyo madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo)
 



Eng Guuleed Yare
Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland