Jawaab Ku Socota Badhasaabka Gobolka Maroodi
jeex Ee Hargaysa

 


Badhasaabka Maroodijeex Maxamed Cabdi Daauud
 

Waxaan jeclanlahaa marka hore in aan halkan uga mahadceliyo shabakada Timacadenews.com . Anigoo ah qurbajoogta reersomaliland ee maraykanka gaar ahaan Washington Seattle magacay guna waa Nuur Maxamuud Yuusu,f waxaan jeclaan lahaa in aan fikradayda ka dhiibto waraysi uu sii daayey radio horyaal 14/1/2010 ,kaas oo ahaa mid aan lagu tilmami karin hadal nin masuula uu ku hadlo.

Waxaana u sheegi lahaa qof walba wuxuu ku hadlaa oqoonta ilahy siiyey,waa  nasii bkaa hadaad Hargaysa sidaa aad u hadlayso Badhasaab ugu tahay. Marka uu lee yahay hadaanu Hargaysa nahay , waxaanu golaha guurtida keenay X cabdi waraabe iyo sheekh ibrahin sheekh yuusuf madar ,maantana waad aragtaan waxa meesha ka socda .

Waxaan u sheegi lahaa maantana ninkii meesha hayey ma joogo meesha haduu jo ogana waxaas kama dhaceen ee waxa qaska ka wadaa waa sheekh axmed nuux gobolkuu ka soo jeedana waanu garanaynaa oo Burca maaha .Markad Hargaysa ku faanyso waxaan kuu sheegi lahaa ilaa SNM ilaa maanta wixii wadankan ka talinayey marka laga reebo Daahir Riyale,  adeer waxay ahaayeeyn reer Togdheer .

Siilanyo oo gudoomihii SNM ahaa, Cabdiraxman Tuur oo Madaxwaynihii ugu  horeey ey Soomaliland ahaa, Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal waxaas oo dhan waxay ahaayeen Burcaawi people.

Xitaa waxaad eegtaa cuqaashii Ingiriiska kaga saxeexdey bada haraga waxay, aha ayeen reer Burco ,ka mantana lagu rajawaynyahay waa reer Burco, ka kaa xoreey ey koonfurna waa Togdheer.

Markaa ma haboona in aad caydo gobal ,hadaad wax ka sheegto shaabad foolxun ku noqonaya mustaqbalka fog ,waxaad ogaata duca qabe xilka qaranku waa  meer to, lakiin golaha guurtida uu Riyaale ka aamusay in aad ka hadasho maaheyn.

 


By:Nuur Maxamuud Yuusuf

Seattle