Ilaahay Dartii Uga Qayb Gal Dhismaha Masjidka Sheekh Madar Ee Magaaladda Hargeysa

 

 


Masjidka ku yaala xaafadda Sheikh Madar ,ee Magaaladda Hargeysa. oo markii ugu horeysay la dhisay sanadkii 70-aad ayaa noqday mid gaboobay, isla markaana loo baahday in dib u habayn lagu sameeyo.

Masjidka oo maamulka gacanta ku hayaa ay u qoondeeyeen in laga dhiso dabaq, ayaanay awood u haynin in ay iyagu dhamaystiraan, balse waxa ay noqotay mid ka itaal roon.


Hadaba walaalayaal meel kasta oo aad dunida ka joogtaan waxa la idin ka codsanayaa in aad ga can ka geysataan masjidkan, wixii karaankiina ahna ku soo hagaajiya.
 


Telefoon: 00-2522 4421178

Telefoon: 00-252 2 4168431