Hayada Wadaniga ah Ee ODHA Oo Tobabar usoo xidhey Dhallinyaro Muddo
10 Cisho ah baranaayey Culuun laxidhiidha Kubada Kolayga.

Hargeysa (TNN)-Hayada wadaniga ah
ee ODHA ayaa maanta tabobar soconaayey
muddo 10 cisho ah usoo gabogabeysay dhallinyaro iskugu jira wiilal
iyo gabadho oo baranaayey culuun laxidhiidha kubada basketballka oo
ay dhallinyaradani ciyaraan.
Gabogabadii tabobarkano oo maanta laguqabtey Xarunta Dhallinyarada
ee ODHA. Waxaa na kasooq ayb galley Agaasimaha Wasaarada
dhallinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha Md.Mustafe Qadax,Gudoomiayaha
Hayada Wadaniga ah ODHA Marwo Fadumo
Siciid,Macalimiintii Bixineysay Tabobarka,Xasan
Waraabacada,Xildhina Obsiiye Khadra Kaliil iyo martisharaf kalle.,
Macalin Axmed Carab oo kamid ahaa labadii amcalin ee ardeyda
baraayey waxbarashada xaga ciyaaraha ayaa shegey inuu umahadnaqayaa
Ururka ODHA oo suuurageliyey tabobarkanw ax aanu ku dheeraadey
muhiimada ay leedahey in la horumariyo ciyara gaar ahaan kuwa basket
ballkuw axanu ugu mahadnaqey ardeyda siidii fiicneyd ee ay
uqaadanayeen cahsard mudadii uusocdey tabobarku waxaanu kula
dardaarmer ardeyda iney halkaasi kasiiwadaan dadaalka ayhorumariyaan
ciyaraha gaar ahaan basketballka.waxaanu usoo jeediyey wasarada
ciyaara h iney drdargeliso ciyaaraha,sido kalle isna kahadley
madashaasi Macalin Muuse Maxamed Naa sir oo kamdi ahaa laba macllin
eebixnaayey tabobarkaniw axaanu umahadnaqey dhamaan dad kii kaqayb
qaatey in tabobarkaniq absoomo waxaanu ardeyda kula dardaarme iney
cashardii labarey iyana ay siibaraan dhallinayaradodoa.
Xildhiban Maxamuud Obsiiye.Xasan Warabacade ,Khadra kaliil iiyana
munaasiabdaasi lagusoo xidhaayey tabobarka kahadley ayaa umahadnaqey
dhamaan dadkii kasooq aybqaatey in tabo barkani dhaco.
sidoo kalle waxaa isna halkaasi kahadley midkamid ah ardeydii
tabobark qaadatey isagoo u ma hadnaqey macalmiintii wakhtigood
asiiyey,Hayada wadniga ah ee ODHA ee sooqabanqaabisey iyo Wasaarada
ciyaaraha somaliland. Gudoomiyaha Hayada
Wadniga ah Ee ODHA Marwo Faad umo
Siciid Ibraahim ,oo munaasibadaasi kahadashey ayaa ugu horeyn
umahadnaqdey Labaca macaliin ee dalka dibadiisa kayimid ee
wakhtigodi uhurey iney tobabaraan dayartan ciyaarta kubada
kolayga,waxaaney marwo faadumo siciid ku dheeraatey muhiimad ay
leedahey in la ho rumariyo dayarta kallad uwan ee ciyaaraha
somaliland.waxay sheegtey gudoomiyaha hayada wadaniga ah ee ODHA
Intobabarkani yahey qaybtii koowaad ayna soosocdaa qaybii kalle oo
iyana aad looga faaideysan doono.waxay dhallinyaradii tabobarka
qatey ku gubaabisey in dh allinyarada ay tabobaraan oo ay ugu
faaideeyaanncasharadaa ay barteen.
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada dhallinyarada dhaqanka iyo ciyaaraha
Md.Mustafe Qadax oo gbogabadii tababarkani kahadley ayaasheegey iney
wasaarad ahaan aadugu mahadnaqayaa laba tobabare,odha iyo dhamaan
cidkasta oo kaqayb qaadatey tabobarkaniw axaanu ku dhe eraadey iney
wasaarad ahaan kudadaalayaan iney dhallinyarada somaliland ay ka
horumariy aan dhinaca ciyaaraha.gabagabadii waxaa uu gaasimimuhu
shahaadooyin gudoonsiiyey ardey dii tabobarka dhameysatey..
Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland
|