HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
WERIYE NIMCAAN DHEEG

Dhammaan
shaqaalaha iyo weriyayaasha Bahda Longlivesomaliland
News Media,
oo ku kala sugan dunida dacaladeeda, waxaan hanbalyo iyo salaan u
diraynaa , weriyaha caanka ah,
Nimcaan Dheeg , oo dhawaan shabakadda
ka mid noqday.
Weriye Nimcaan
, waa nin dhalin yaro ah ,aadna ugu fiican shaqadiisa,
hiigsanayana inuu meel sare ka gaadho aqoontiisa , jecelna inuu
dalkiisa iyo dadkiisaba u shaqeeyo.
Weriye Nimcaan,
waxa uu si aan kala go' lahayn uga soo waramaa guud ahaan xaaladda
da lka ,gaar ahaanna Gobolka Gabiley.Wuxuu
aad ugu kuur galaa dhacdooyinka kala du wan ee saameynta ku
leh bulshada , sida dhaq aalaha , siyaasadda , caafimaadka ,
wax barashada iyo wixii la mid ah.
Waxaan dhammantayo u
rajaynaynaa inuu hawshaa uu dalka iyo shacabka Somaliland u ha yaba
, ilaahay ku garab galo.
Mar labaad , waxaan leenahay Hambalyo
Hambalyo Nimcaan.
Longlivesomaliland
News Media
|