SANNAD GUURADII 2 AAD EE MAALINTII  SHABAKAD DA WARARKA EE LONGLIVESOMALILAND.COM ALBAABADA LOO FURAY

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Maxamed Cali Muse,magaca tafatirayaasha,qorayaasha weriyayaasha,sawir qaadayaasha iyo dhammaan shaqaalaha Bahda Longlivesomaliland News Media,waxaan mahad naq kal iyo laab u diraynaa  guud ahaan dhammaan shacb iga Somaliland meel kasta oo ay joogaanaba,gaar ahaana akhyaarta sharfta iyo  qada rinta mudan, ee ilaa maalintii la furay shabakada xidhiidhka wanaags an nala garab  joo gay.

Shabakadda wararka ee Longlivesomaliland.com,heerka ay maanta gaadhay umay  su urto gasheen haddii aanay haysan taageerada shacbiga reer Somaliland.Mudadaa koo ban ee aan hawada ku jirnay, waxaa noo suurta gashay inaan shacbiga Somaliland ma rxalad walbba la qaybsanno, hadday noqoto farxadda  aroosyada,  dhalashada ,xaflad aha,shirarka,ogeysiisyada,tacsida,arrimaha siyaasadda,munaasabadaha abaal  marint a, mudaha raadada , iwm.

Ta kale waxaa runtii xusid mudan , kuna hanbalyaynayaa dhammaan shaqaalaha ka ha wl gala shabkaddan oo ku kala baahsan dunida dacaladeeda, xilka  weyn ee ay  iska sa are en sidii aanay marnaba  shabakaddu hawada uga  maqnaan lahayn ,waxaana noo suurta gashay in aanay Labadaa  sanno maalin keliya aanay wax cilad farsamo ahi ku iman sh abkadda, waana guul wax ku ool ah, oo noo fududeysay inaanu kasbanno  kals oonida, sharafta  iyo qadarinta akhristayaashayada.

Mar labaad , waxaan dhammaan walaalahayaga reer Somaliland, gudaha iyo dibadaba , uga  mahad celinaynaa , taageerada aan kala go'a lahayn ee mar walbba nala garab jo ogtaan.

 

 

Engineer Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Longlivesomaliland News Media
www.longlivesomaliland.com