HAMBALYO AROOS GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Fatima Hassan Rashid
Aniga oo ku hadlaya magaca Ururka Qoraaga Somaliland iyo kaygaba waxa aan halkan uga gudbinayaa Hanbalyo ku saabsan. Aqalgalka, Maxamed Xuseen Jaa mac oo ku magac dheer "Raambo" oo ah Tifaftiraha Wargeyska "Geeska Afrika" iyo Faadumo Xasan Rashiid, oo aqalgalkoodu ka dhacay, magaalada Hargeysa dhowaan.
Waxa aanu leenahay, ilaahay
ha idinka dhigo, kuwii isku waara, ubad khayr qa bana kala
hela. Aamiin
Fatima Hassan Rashid
|