HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  MEHERKIINA  LAGU FARAX

 

Cabdi Yusuuf Macalin Gahayr &

 

 Farduus Jamac Cabdi

 

 

 

Waxa aanu Hambalyo meher hawada u marinaynaa Cabdi Yusuuf Macalin Gahayr iyo Farduus Jamac Cabdi oo Meherkoodu ka dhacay 4/06/2009 Magaaladda Hargaysa.


Waxa Hanbalyada diraaya dadkan hoos ku xusan:

1) Ismail Cabdilahi Dahir iyo Xaaskiisa Hinda Saciid Ismail iyo caruurtooda
Cabdiraxman iyo Moxamed Amin
2) Saado Cabdilahi Dahir iyo Sayigeeda Omar Ficiis iyo caruurtooda
Amal,Zulekha,Axmed,Guled iyo Liibaan.
3) Moxamuud Cabdilahi Dahir
4) Ismail Axmed Dahir
5)Moxamed Axmed Dahir
6) Xamda Axmed Dahir
7) Cabdishakur Ibrahim Diiriye iyo Xaaskiisa iyo caruurtooda
8)Axmed Cumar Macalin Gahayr iyo Xaaskiisa Nimco iyo caruurtooda.

Dadka oo kala jooga dalka UK iyo Malaysia waxay leeyihiin Caruuska iyo Caruu sada Hanbalyo Hanbalyo gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.


Ilaahay ha idinka dhigo kuwi Arooskooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
 

 


Aamiin Aamiin Aamiin



 

 

 

 

  Cabdi Yusuuf Macalin Gahayr

 

                

   Farduus Jamac Cabdi

 

 

 

 

 

                                                             

 

 

                                               

      Ismail Cabdilahi Dahir
QaranNews
             qarannews24@hotmail.com