HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA LAGU FARAX

 

Cabdiqani Xuseen Baynax  &

 

 Jamiila Cabdikariin Aadan

 

 

 

       
Dhammaan Bahda Longlivesomaliland News Media , oo ku kala sugan adduuny ada daafaheeda,waxaan hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa ,weriye Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Cabdikariin Aadan , oo meherkoodu Ka dhacay Huteel Barwa aqo ee ku yaalla Magaalo Madaxda Gobolka Tog-Dheer ee Burco.


Waxaan ilaahay idiinka baryaynaa, inuu gurigiina ka yeelo , kii aad kala kulant aan nolol wanaagsan, kalgacal aan dhammaan , bash bash , barwaaqo , ubad kheyr qabana ilaahay idin siiyo.


 

 

 

 

  Cabdiqani Xuseen Baynax

                      

   Jamiila Cabdikariin Aadan

 

 

 

 

 

 

AAMIIN                         AAMIIN                       AAMIIN