HAMBALYO  HAMBALYO  

SHABAKADDA  TOGGAHERER MEDIA



Dhammaan maamulayaasha iyo  hawl wadeenada Bahda  Lon glivesomaliland News Media, oo ku kala sugan dunida  dacal adeeda , waxaanu hanbalyo  u diraynaa,saaxibadayada qaal iga ah, ee ka hawl gala shabakadda   TOGGAHERER MEDIA, iyo akhristayaasheedaba, oo u dabaal degaya  sannad  guura ddii Koowaad ee ka soo wareegtay maalintii  dhidibadda loo taagay shabakadda.

Waxaan idiin arajaynayanaa horumar joogta ah iyo sannadka sannadkiisa ood ku gaadhaan caafimaad iyo nolo wanaagsan  meel walbba  ood joogtaanbba.

 

 

 

HAMBALYO  HAMBALYO HAMBALYO