Hanbalyo
Dhalasho
Hanbalyo
Dhalasho
Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoosta ku qoran yahay
waxanu
hanbalyo hal
kan uga diraynaa,
Aabo Axmad
Maxamuud Bookh iyo
Hooyo
Hodan Maxamad
Yuu suf Buux oo wiil
magaciisa loo bixiyay
Yoonis
Axmad Maxamad uu ugu dhashay dalk an
Holland.
Waxanu
waalidka
leenahay
Hanbalyo,
wiilkana
waxanu ilaahay uga baryaynaa inuu noqdo kii
lagu
qaneecaado ee dadka, diinta iyo dalka Somalilandba wax
tara.
Aamiin.
Magacyada dadka hanbalyada diraya.
1.
Maxamad Yuusuf Buux (Awoow
).
Xaliimo Cabdi Obsiiye (Ayeeyo) iyo caruurtooda.
2. Caasha-dhool (Ayeeyo)
iyo caruurteeda.
3. Basra (ayeeyo) iyo
wiilkeeda.
4.
Cali Cumar Xasan iyo
xaaskiisa.
5.
Maxamad Cabdi Xasan iyo
xaaskiisa.
6. Oday Cabdi Obsiiye (
awoow).
7. Yaasiin iyo xaaskiisa.
8. Cabdiraxmaad Ibrahim
Buux iyo xaaskiisa.
9. C/samad Nuux Cute iyo
xaaskiisa.
10. Maxamad Cali Muuse iyo
xaaskiisa.
11. iyo..... iyo ....iyo.
Hanbalyo
waalidka ah iyo
duco wiilka ah ayaan halkan
ka
hibaynaynaa insha Allah.
Aamiin.
Soo gudbiye: Cali Cumar Xasan
|