Waxaanu hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa Hogaanka Sare ee Xisbigga Waddani, oo xilal u m agaacaabay 73 xubnood. Waxay u kala qaybsan
yaheen: Guddigga Arrimaha Dibedda ( 12) Arrimaha Gudaha ( 15) ,
Dh aqaalaha (12 ), Cilmi Baadhista (10 ), Warbaahinta ( 9), iyo
Bulshada (15). Waxa kale oo la m agaacaabay 16 Xoghaye. Taasi waxay
ka markhaati kacaysaa maamul daadijinta iyo tallo wad aaga Waddani.
Haddii aanu nahay taageerayaasha Xisbigga Waddani ,gacmo furan
ayaanu kusoo dhawaynaynaa , si buuxdana waanu ula shaqaynaynaa.
|