H A M B A L Y O       M E H E R

 


Hambalyada oo ay dirayaan dhaman Ehilyada iyo akhyaarta oo aanan halkan ku soo koobi karyn oo dhamantooda kala jooga-- Finland ,Somaliland,Swiserland ,Faransiiska ,UK,Maray kan, Sweden,Canada,iyo dunida dacaladeeda,waxay leehiyiin ; labadii hodmee hoy wada galee hoodale noqdoo hibo iyo ducaba naga hooya oo

Boqorka iyo Boqorada

Maxamed Axmed jaamac  & Foosiya Axmed Ciise

Aabo cabdi jaamac xeriye
hooyo siciida cawada jaamac
hooyo hinda iimaan cabidalaahi
khadra cabdi jaamac iyo odaygeeda cabdi qaadir maslax
hinada cabdi jaamaca iyo odaygeeda
muuna cabdi jaamac
mubaarik cabdi jaamac
nasriin cabdi jaamac
maxmed maxamuud jaamac
mawliid maxmuud jaamac
fahiima maxamuud jaamac
xasan jaamac xeriye iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
yusuf cismaan xeriye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
cali cismaan xeriye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
hodan jaamac xeriye odaygeeda iyo caruurteeda
cabdi casiis maxmuud dacar
mustafe dayib xaaji saleebaan
Aadan yuusuf cismaan iyo xaaskiisa Hodan maxamed dalmar
Rashiid c/laahi milge
C/fatax Axemd dhamac
Cali aadan xuseen(bahal)
Cali daahir wadaad yare
Geele cumar coofle
mawliid daahir
C/raxmaan maxmed talyaani
Mustafe xaaji cabdi 59
Siciid cismaan daahir
Mubaarik aadan xuseen (bahal)
cabdi xamiid ismaaciil cabdi laahi(Tiger)
Maxamed siciid
liibaan maxamed
cabdi qaadir calasaw
Axmed cabdilaahi
khaalid Maxmed (Marooko)
Cumar (ALjeeriya)
Shuun biixi oday
Istaahil maxamed maxmuud
Laki khaalid ismaciil
Xayaad maxmuud diiriye
Samsam xasan cali
Nimco maxamed

gurigii lagu nastee lagu nagaado illahay haydinka dhigo oo aroos wacan ku gaadha meherkan
 

 


By:Aadan Yuusuf