Hanbalyo Jamal Cali Xussen

 

 


Marka Salaan Guud dhamaan bahda Timacade News ......

Waxaan halkan ugu hambalyeenayaa , Muddane Jamaal Cali Xussen oo ku guuleystay in uu hogaanka UDUB u noqoddo gudoomiye .

Waxaan hubaa ay tahay bisayl uu qaadhay Jamhuuriyadda Somaliland dhinac siyaasadda oo hadda u muuqata in ay wadda jaan qaadayaan Dimuqraadiyaddii aynu heegsanaynay iyo Shacab kii Somaaliland oo aragtidoodii u muuqatay in baahidda ugu weyne ay tahay , in la helo , masakax aqoon iyo garaad bal eh oo Cusub tahay ta mudnaanta leh ee lagaga bixi karo , soo noqnoqdkii 20 kii sannadood ee la soo dhaafay .


Waxaan shaki ku jiri , in talaabadda ay manta qaadeen UDUB Guddidiisa Fulinta qaarkood in ay tahay mid buuxineysa oo shacabka inta baddani ay ku diirsanayaan .


Waxaan hubaa , guushii manta aya hanatay UDUB , waxaan ka rajeynayaa inta ka soo h orjeedda , In ay dantu ku jirtu in da'da yare ay manta tahay waqtigoodii , UDUB tii hore , taalo ayaad u baahantihiin in la idiin taago . Waxaan soo qabateen awoodiinii iyo karaan kiiniiba waad gaadheen idinka oo muddan , u tanaasula inta u qalanta ee keeni karta Guul la taaban karo .



Mar labaad , Waxaan Hanbalyo iyo Taageero buuxdda u hayaa , Muddan Jamaal Cali Xussien .


 


Salaan . Allah Mahad Leh .


 


Abdisalam Moosa Al Galaal

Electrical Manager
Tel +968 26 85 1606
Fax +968 26 85 1385