HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 Abdiraxman Maxamedyare &

 Raxma Dhamac Caabi

 

 

 



Hambalyo Meherka Abdiraxman Maxamedyare iyo Raxma Dhamac Caabi

Anagoo kala ah :

Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jama Caabi
Bilan Cumar Daarood iyo Xassan Rashiid Oomar iyo Jibrill Xassan Rashid
Hodan Cumar Daarood iyo Abdi Nuur Xirsi
Hibo Cumar Daarood iyo Nasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir Musa
Maxamed Cumar Daarood
Abdiraxman Cumar Daarood
Abdigani Cumar Daarood

 

 
Waxanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa
Abdraxman Maxamedyare Axmed Tadquur iyo Raxma Dhamac Caabi Cawad ,oo meherkoodu saaka salaadii ka dhacay magaalada Hargeysa, waxanu illaahey uga baryaynaa lamaamaha inuu guri galkoodan bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, aamin aamin aamin
 

 

 

 


Abdiraxman Maxamedyare

Raxma Dhamac Caabi

 

 



   Abdiraxman Maxamedyare

                      

   Raxma Dhamac Caabi

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


By: Omar Daarood Xasan , Norway