HAMBALYO MEHER

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Eng.Mohamed Abdillahi Nuur, magaca xaaskayga Hodan Ismaaciil Ciise iyo Mag acyada Carruurtayada ee hoos u xusan waxan hambalyo u dirayaa Maxamed Ismaaciil Ciise (Maxamed Wali) iyo Nimco Maxamuud Xuseen oo maherkoodu ka dhacay bishan Dec. 19 keeda Magaalada Hargeisa, Somalilnd.



Waxan Arooska iyo Aroosada u rajaynayaa in guurkooda Eebbe ka dhigo kii lagu nasto ee lagu naagado, ubad khayr qabana Eebbe siiyo Aamiin, Aamiin.

 

 


  Eng.Maxamed Abdillahi Nuur
  Xaaskayga Hodan Ismaaciil Ciise
  Abdifatah Mohamed Abdillahi
  Fosiya Mohamed Abdillahi
  Abdillahi Mohamed Abdillahi
  Abdilhamid Mohamed Abdillahi
  Sumaya Mohamed Abdillahi