HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Maxamed Aw Jaamac Muumin     &

 Hibaaq Cumar Suldaan Cabdiraxmaan

 

 



Aniga oo ah Engineer Cabdisamed Nuux Cute, xaaskayga Marwo Ilhaan Maxa med Cabdilaahi iyo dhamaan caruutayadda oo kala ah:

-Mahad Cabdisamed Nuux Cute
-Mustafe Cabdisamed Nuux Cute
-Hamse Cabdisamed Nuux Cute
-Maxamed Cabdisamed Nuux Cute
-Ismaaciil Cabdisamed Nuux Cute

Waxaanu Hambalyo iyo Boogaadin hawadda u marinaynaa
Maxamed Aw Jaa mac Muumin iyo Hibaaq Cumar Suldaan Cabdirahmaan oo taariikhdu markay ahayd 30/09/ 2009 meherkoodu ka dhacay caasimadda Somaliland/ Hargeysa.

Waxaananu leenahay noqda reerkii lagu soo hirto ee isku badhaadha ubad khayr qobana kala hela.
 


Aamiin
Aamiin Aamiin



 

-

Maxamed Aw Jaamac Muumin

Hibaaq Cumar Suldaan Cabdiraxmaan

 



   Maxamed Aw Jaamac Muumin  

                      

   Hibaaq Cumar Suldaan

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By: Engineer Cabdisamed Nuux Cute