HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Ing.Maxamed Xuseen Ismaciil Heebaan  &

 Nuura Cumar Jaamac

 

 

Hambalyo - Hambalyo


Waxaanu
Hambalyo kal iyo laaba halkan ka gaadhsiinaynaa, anagoo kala ah akhyaarta magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ee dagan magaalada Doha ee Dalka Qatar meherka :

Ing. Maxamed Xuseen Ismaciil Heebaan iyo Nuura Cumar Jaamac,oo ka dhacay Hotel Mansoor ee Magaalada Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay maalin Axada ,24-ka Bisha Jeniweri , 2010-ka.

Waxaanu qoyska cusub halkan u marinayna ducadii rasuulka (SCW) Barakalaa hu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa filkhayr aw bilkayr!
Ilahay qoyska cusub ha ka dhigo kuwi isku nagaada ee ubad khayr qaba kala hela.
Aamiin

 


-Maxamed Dubbe
-C/ladiif Cumar Aadan
-Xuseen Ibrahim Xasan (
Xusto)
-Mustafe Xaaji Maxamuud (
Newman)
-Maxamed Cabdilaahi Cumar (
BBC)
-Maxamed Cumar Aadan

 


-Ahmed Maxamed Maxamuud (
Kutubey)
-Cabdi Cige Xirsi
-Ahmed Maxamed Siciid (
Siyaad)
-Khadar Xanaan
-Mawlid Cusmaan
-Cabdi Axmed

 

 

-Maxamed Ismaciil ( Indho)
-Maxamuud Cabdirashiid Wayrax
-C/rahman Faarax (
Jiyoolaji)
-Craxman Saykale
-Cabdi raxman Nadalo
-Faysal Siciid

 

 

-Caalin Muxumad Faarax
-Khaliil Maxamed yare
-Cawil Xundub Cali-salaan
-Xasan Xuseen
-Mukhtaar Gadiid (
Tamaandho)
-Khalid Xasan Ahmed (
Khalid sawo)

 

 

-Maxamuud Jacjacoor
-Xamse Ahmed Aw cali shabeel
-C/xakiim sanyare awcali (
Budle)
-Cumar Gaandi
-Xasan Maxamed Ali (
Iid)
-Axmed Cabdi Ruush
-Maxamed-Rashid aw Yuusuf
-Mukhtaar Shiine aw Jaamac
-Farxaan Xaaji Dalamiye
 

 


iyo
asxaab kale oo faro badan oo aan halkan lagu soo koobi karin oo Dagan Ma gaalada Doha.........Hambalyo - Hambalyo
 


 

Ing.Maxamed Xuseen Ismaciil Heebaan

Nuura Cumar Jaamac

 

 

 



   Ing.Maxamed Xuseen Ismaciil Heebaan

                      

   Nuura Cumar Jaamac

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By:Mohamed Aden