HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Cabdi C/laahi Idiris    &

 Xamda Cumar Axmed (Xamda Qaali)

 


Dhamaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Meherka: Cabdi C/laahi Idiris & Xamda Cumar Axmed (Xamda Qaali), oo  meherkoodu 20/05/2010 , ka dhacay  magaalada Tog-Wajaale ee Xarunta Ganacsiga Somaliland.

waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin , Aamiin , Aamiin.
 


Aabo : Cumar Axmed Barkhad (
C.Siyaad)
Hooyo: Hibo Maxamed Xasan
Hooyo: Cibaado Sh.Axmed C/laahi
Hooyo: Caasha Cismaan Warsame
Hooyo: Caasha Maxamed Axmed
Hooyo: Cibaado Ceelaabe Cali
hooyo: Khadra muxumed Cali
Hooyo: Sahra Cigeh C/laahi
hooyo Ugaaso Muxumed Suldaan

Iyo Dhamaan ilma cumar axmed barkhad oo kala ah
Caabi Cumar Axmed iyo Xaaskiisa
Barkhad Cumar Axmed iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
C/salaan Cumar Axmed
Axmed Cumar Axmed
Asma Cumar Axmed
Nasteexo Cumar Axmed
Zamzam Cumar AXmed iyo dhamaan ilma xaashi axmed
Fardawsa Xaashi Axmed
Fuaad Xaashi Axmed
Faysal Xaashi Axmed
Maxamed wali Xaashi Axmed
Umalkhayr Xaashi Axmed
Najma Xaashi Axmed


Eedo Xaawa Axmed Barkhad (X.Dhool) iyo carruurteeda
,, Saado Axmed Barkhad ,, ,, ,,,
,, Xaliimo axmed barkhad
,, Farxiya axmed barkhad ,, ,, ,,,
,, Ruun Axmed Barkhad ,, ,, ,,,
,, Deeqa Axmed Barkhad ,, ,, ,,,
,, Xaawa Axmed Barkhad (X.Laddan) ,, ,, ,,,
,, Faysa Casoose barkad ,, ,, ,,
,, Layla Casoowe Brkhad
Rooda Casoowe Brkhad
Samiira Casoowe Barkhad
Filsan Casoowe Barkhad
Ayaan Casoowe Barkhad

Shuun Axmed Cali
Canab Isaaciil Cismaan iyo carruurteeda
Sacadaa Ismaaciil cismaan Iyo caruurtedda
Sacadaa Taraashib Mux/ed
Rooda Taraashib Mux/ed
Sacaada Aamin Cali iyo caruurteeda
Siraad Aamin Cali iyo carruurteeda
Xabiiba Maxamuud Nuur iyo caruurteeda
Farxiya jibriil Nuur
Kawsar Aadan Xasan iyo caruurteeda
Maryan AWcabdi barkhad iyo caruurteeda
NImco Maxamed Barkhad iyo ca
Malyuun Maxamed Barkhad iyo
Kaltuun Maxamed Barkhad iyo
Safiya maxamed Barkhad
Khadra Maxamed Barkhad
 


Habrayar:Maryan Maxamed Xasan iyo carruurteeda
Maryan Maxamuud Xasan
Abtiyo:Yuusuf Maxamed Xasan (Y.Cali) iyo xaasaskiisa iyo caruurtiisa oo kala ah:
C/rashiid Yuusuf Maxamed
C/raxmaan Yuusuf Maxamede
Rooda Yuusuf Maxamed
Nimco Yuusuf maxamed
C/casiis Yuusuf Maxamed
Asma Yuusuf Maxamed
C/fataax Yuusuf Maxamed
C/risaaq Yuusuf Maxamed
C/qaadir Yuusuf Maxamed (Warsame)
Umalkhayr Yuusuf Maxamed
Saynab Yuusuf Maxamed
Abtiyo Ibraahim Maxamed Xasan iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Abtiyo Xuseen Maxamuud Xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Abtiyo Cabdi maxamuud Xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Adeer:Faysal Casoowe barkhad iyo carruurtiisa
Farxaan Maxamed Barkhad iyo Xaaskiisa
Idiris Maxamed Barkhad iyo xaaskiisa
Nassir Aw-Cabdi barkhad
Mustafe Aw-Cabdi Barkhad
Yacquub Aw-Cabdi Barkhad
Khadar Taraashib iyo xaaskiisa iyo carrurtiisa
Fuaad Taraashib IYO Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Foosi taraashib Iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamed Jibriil Nuur iyo xaaskiisa
Cali jibriil nuur
C/naasir Jibriil nuur
C/laahi Aw-Axmed Dhidar iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxame Daahir awmaxamuud iyo xaasaskiisa iyo carruurtiisa
 

iyo dhamaan shaqaala weynaha Telesom Company,Gaar ahaan xarunta Telesom Tog-Wajaale.

hambalyo taas la midana waxaa diraaya asxaabta:

Saleebaan C/raxmaan Daahir (Almansuur) iyo xaaskiisa Sahra Cabdi Warsame
Khadar Xuseen Maxamuud (Kh.leader) iyo caruurtiisa
C/rashiid ismaaciil Cumar (Gahayr)iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamuud Cabdi Xasan (M.Tiger)
Maxamed Cumar Sh.Xuseen (M.dhago)
Axmed Maxamuud Muuse (A.Zaad)
C/rasaaq Axmed Xasan
C/raxmaan Xuseen Cali iyo xaaskiisa
Axmed Aadam jibriil
Cumar Cilmi Barkhadle
Maxamed Xasan Axmed M.hoobiye
Ciidle Cumar Ducaale Iyo Carruurtiisa iyo xaaskiisa

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga ,UK, Finland,Masar,Sudan,Kenya Iyo Somalila nd waxay hambalyo iyo bogaadin hawada umarinayaan Boqorka iyo boqorada

Cabdi C/laahi Idiris & Xamda Cumar Axmed (Xamda Qaali), oo 20/05/2010  meherkoodu ka dhacay  magaalada Tog-Wajaale ee Xarunta Ganacsiga Somali land.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala he la , Aamiin,Aamiin,Aamiin,


Guurkiina Guur khayr , Gurrkiina Guri nagi , Guuloow ka yeelooooow.


 

Cabdi C/laahi Idiris

Xamda Cumar Axmed (Xamda Qaali)

 

 



   Cabdi C/laahi Idiris

                      

   Xamda Cumar Axmed