Muwaadinka/niinta sanadka ee shahaada sharafta Timacadenews.com mutaystay

 

Salaama Calaykum,


Waxan hanbalyo aan la qiyaasi karin halkan uga dirayaa Mudane Maxamad Cali Muse  (Farshaxan) oo guntiga dhiisha iskaga dhigay inuu magaca dalka Somaliland iyo dadkiis aba kor u qaado, hawlaha badan ee aad Somaliland u hayso ka soksow, waxan aad ula dhacay barn aamijkan Bilad sharafta ah ee www.Timacadenews.com TNN , markii labaad sanadkan bixinayso.

Hadaba waxan anigu qof ahaan odhan lahaa nimanka mitidka ah ee qalinka iyo afka ku  daafaca Somaliland sanadkan ha lagu daro.

Waxana aan badka soo dhigi lahaa, laba nin oo aad iyo itaal ugu ololeeya una difaaca qaranka Somaliland, waxay kala yihiin,-

1. Bashiir Sh.  Cumar Good

2. Ibraahim Xasan Gaagaale
 



F.G: Nimankaa midna ma aqaan, ee waxan aad ula socdaa qoraaladooda, doodahooda iyo falalkooda ay ku difaacayaan Somaliland iyo jiritaankeeda.


Salaama Calaykum.
 

 

 

Cali Cumar Xasan
afraad_4@hotmail.com