  
Anagoo kala ha dadkan hoos ku qoran waxan halkan
hambalyo uga diraynaa
Maxamed Koosar Farax Jire
iyo
Marwadiisa
oo xalay magaalada
Riyadh
Saudi Arabia
wiil
ugu dhashey waxanu ilaahey uga bar yaynaa inuu noqdo
wiilkii dalkiisa iyo diintiisa iyo waalidkiiba
waxt aro oo loo aayo
aamin
aamin.
Waxa
diraya dadkan hoos ku xusan :
•
Cumar Daarood Xassan
•
Faisa Jaamac Abi
• Bilan Omar Daarood iyo Xassan Rashiid iyo Jibriil Xasan
Rashid
•
Hodan Omar Daarood iyo Abdi Noor Xirsi
• Hibo
Omar Daarood iyo Naasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir Musa
• Maxamed
Omar Daarood
• Abdiraxman
Omar Daarood
• Abdiqani
Omar Daarood
Waxanu leenahay
mar labad
hambalyo
hambalyo
hambalyo
Maxamed Koosar Farax Jire
iyo
Marwadiisa
iyo dhamaan
reer Koosar
Farax Jire
ba meel ay jooganba
By:Cumar
Daarood Xassan
|