HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Maxamud Axmed Cali-Mahdi    &

 Ayaan Cumar Maxamud Xaaji

 

 


Hambalyo & Tahniyad Aroos:
Maxamud Axmed Cali-Mahdi & Ayaan Cumar Max amud Xaaji.

Anakoo ah Dadka hoos magacyadoodu ku qoranyahiin kuna nool Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Arabia iyo Magaalda London ee Boqortooyada Ingiriiska waxaanu Hambalyo iyo Tahniyad kalgacaltooyo iyo wada-dhalasho ku dheehantahay u diraynaa Maxamud Axmed Cali-Mahdi iyo Ayaan Cumar Ma xamud Xaaji, oo ku Aqal galay {Aroostay} magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Khamiis 07/01/2010,

Waxaanu Boqorka iyo Boqoradda Eeebe ugu baryaynaa inuu ka dhigo  Aroosko oda kii Ubad badan iyo Barwaaqo aan lagu kufriyin ku manaysto, ahaadaan Gur igii lagu soo hirto markasta.



Aamiin...............
Amiin................Amiin



1- Abo, Axmed Cali-Mahdi Aw-Abdi

2- Hooyo, Saado Cabdillaahi Aadem

3- Hooyo. Ifraax Axmed-Nuur

4- Cali-Najax Cabdi Cali-Mahdi

5- Faysal Ahmed Nur Aw-Abdi iyo Xaaskiisa




6- Muna Axmed Cali-Mahdi

7- Maxamed Axmed Cali-Mahdi iyo Xaaskiisa

8- Rabaab Axmed Cali-Mahdi

9- Huda Axmed Cali-Mahdi

10- Ayaan Axmed Cali-Mahdi




11- Hayfa Axmed Cali-Mahdi

12- Rasha Axmed Cali-Mahdi

13- Mustafa Axmed Cali-Mahdi

14- Axlaam Axmed Cali-Mahdi

15- Rahaf Axmed Cali-Mahdi





16- Riim Axmed Cali-Mahdi

17- Turki Axmed Cali-Mahdi

18- Khalid Axmed Cali-Mahdi

19- Khader Aideed Abdi iyo Xaaskiisa

20- Nimco Kosaar Aideed iyo Caruurteed

 



21-Yusuf Osman Farah Jaanyar iyo xaaskiisa

22-Mohamud Osman Farah { Hayd} iyo xaaskisa

23-Kosaar Aideed Abdi iyo Xaaskiisa

24 Ahmed Kosar Aideed & Xaaskiisa

25-Nuura Ibrahim Carte iyo Caruurteeda

26- Mohammed Ibrahim-indhaweyne iyo xaaskiisa

 
 

-

Maxamud Axmed Cali-Mahdi

Ayaan Cumar Maxamud Xaaji

 

 

 



   Maxamud Axmed Cali-Mahdi

                      

   Ayaan Cumar Maxamud Xaaji

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 



By: Kosar Aideed Abdi , London UK