HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Cabdikarin Jaamac Alleel    &

 Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng.Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda, Cabdikarin Jaamac Alleel  iyo Hibaaq Maxamed Yuusuf Buux , oo arooskoodu bishan December 24 , 2009 , ka dhacay magaalada Den Haag ee waddanka Holland.

Waxaanu Allaha weyn uga baryeynaa , inuu gurigooda ka yeelo  kii lagu  nagaa do,lagu badhaadho,nolol wanaagsan, bash bash , barwaaqo,ubad kheyr qabana siiyo , oo dadkooda,dalkooda iyo diintoodaba anfaca , Aamiin Aamiin Aamin.


 

-

Cabdikarin Jaamac Alleel 

Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 



   Cabdikarin Jaamac Alleel  

                      

   Hibaaq Maxamed Yusuf Buux

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

Timacade News Network TNN