SANNAD GUURADII 3 AAD EE KA SOO WAREEGTAY MAALINTII  S HABAKADDA WARARKA EE TIMACADENEWS.COM DHIDIBADA LOO TAAGAY

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Eng.Maxamed Cali Muse, magaca tafatirayaasha,qorayaasha,weriyaya asha,sawir qaadayaasha iyo dhammaan hawl wadeenada  Bahda Timacade News Network (TNN),waxa an mahad naq kal iyo laaba u diraynaa  guud ahaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaana akhyaarta sharfta iyo  qadarinta naga mudan, ee ilaa maalintii la furay shabakada xidhii dhka wanaagsan nala garab  taagnaa.

Shabakadda wararka ee Timacade News Network (TNN), heerka ay maanta gaadhay umay  suurto gas heen haddii aanay haysan taageerada shacbiga reer Somaliland,gudaha iyo dibadaba,waxaanan u ha ynaa abaal aan duugoobin.

Waxaa runtii xusid mudan , kuna hambalyaynayaa dhammaan shaqaalaha ka hawl gala shabkaddan oo ku kala baahsan dunida dacaladeeda, xilka  weyn ee ay  iska saareen sidii aanay marnaba  shabakadd u hawada uga  maqnaan lahayn ,waxaana noo suurta gashay in aanay Saddexdaa  sanno maalin keliy a aanay wax cilad farsamo ahi ku iman , waana guul wax ku ool ah, oo noo fududeysay inaanu kasban no  kalsoonida, sharafta  iyo qadarinta akhristayaashayada.

Mar labaad , waxaan dhammaan walaalahayaga reer Somaliland, meel kasta oo aad joogtaanbba , uga  mahad celinaynaa , taageerada aan kala go'a lahayn ee mar walbba nala garab joogtaan.

 

 


Eng. Mohamed Ali Muse (Farshaxan)

Civil Engineer
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network (TNN)
www.TimacadeNews.com