HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Khadar Wali Cabdi Muxumad   &

   Basra Xasan Axmad

 

 

 


-Aabo Xaaji Cabdi Muxumad (
Taraashib ) iyo Hooyo Xabiiba Cige
-Fuad Cabdi Muxumad iyo Caruurteeda
-Sacaada Cabdi Muxumad iyo Caruurteeda
-Faysa Nuux Muxumad
-Shukri Nuux Muxumad
-Mustafe Nuux Muxumad iyo Xaaskiisa
-Dhamaan Reer Obsiiye
 


Dadkaas oo dhammaantood kala jooga
UK, Finland, S/land, Jabuuti , waxanu  hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Khadar Wali Cabdi Muxumad iyo Basra Xasan Axmad , oo 5/7/09 oo arooskoodu ka dhacay magaalada Tog-Wajaale ee Gobolka Gabilay.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu aqal galkoodu noqdo kii lagu nastee lagu reeyo ubad khayr qabana kala hela,  Aamiin Aamiin.
 



   Khadar Wali Cabdi Muxumad

 

                      

   Basra Xasan Axmad

 

 

 

 

                                                             

                                                                                             

 



By: Fuaad Cabdi Muhumed