Shahaado Sharaftii sanadka 2010

 



Waxaan halkaan hambalyo kashka iyo laabta ka soo goday u dirayaa Marwo  Faadumo Si ciid, oo ah Guddoomiyaha Ururka Samo falka ee Odha , oo ku guuleysatay Shahaado Sha raftii Shaqsiga ee sannadka 2010. Shahaadaasi oo ay sannad welba bixiso Shabakada Ca alamiga ee TNN,taasi oo la siiyo cidii wax qabad ku mutaysatay.



Marwao Faadumo, oo wax weyn u qabatay Darbi jiifka wadankeena Soomaliland. Waxaan mar labaad leeyahay hambalyo, siina kordhi wakhqabtkaaga.

 

 

 

 

Maxamed Y. Buux