HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  MEHERKIINA  LAGU FARAX

 

CABDI-KARIM-JAAMAC ALLEL &

 

 HIBAAQ MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 

 
Waxanu halkan hanbalyo iyo duco uga diraynaa, Cabdi-kariim Jaamac Alleel iyo Hibaaq Maxamad Yuusuf Buux, oo maanta (11/4/2009)meherkoodu ka dhacay magaalada  Dordricht ee dalka Holland, waxanu leenahay ilaahay ha idinka ye elo raaskii ris iyo arad barwaaqo ku qotonsata ee ubad roon iyo raaxo Allah siiyo, ilaahay ha idinka yeelo kuwii samo ku nagaado, Aamiin.



Dadka diraya Hanbalyada oo kale ah:-

1- Maxamad Yuusuf Buux ( aabo) iyo xaaskiisa.

2- Cali Cumar Xasan iyo xaaskiisa

3- Maxamad Cabdi Xasan ( askari ) iyo xaaskiisa

4- Axmad Muuse ( dhiincawl )

5- Amiin Cali Xasan.

6- Maxamad Cali iyo xaaskiisa

7- Maxamad Ibraahim Weerar

8- Dr Cawaale iyo xaaskiisa

9- Maxamad Muxumad Illeye iyo Xaaskiisa

10-Axmed Maxamuud Bookh iyo Xaaskiisa


Dadkan oo dhamaantood ku nool dalka Holland waxay mar labaad leeyihiin, Raaskii lagu nastee lagu nagaado, Allah ha ka yeelo Lamaanaha.




 

 

 

 

  CABDI-KARIM-JAAMAC ALLEL

 

                      

   HIBAAQ MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 

 

 

 

AAMIIN                         AAMIIN                       AAMIIN

 

 

                                                             

 

 

                                                             By: Cali Cumar Xasan