Hambalyo meherka ,Boqorka Xuseen Axmed Cali Suldaan Kooshin iyo Boqorda kawsar Maxamed Baaruud Jaamac


 


halkan waxaa hablyo aan la soo koobi karaynin ka diraya Dhamaan reer BAA RUUD JAAMAC meel kasta oo ay dunida ka kala joogaan.


kuwaas oo kala ah
ugu horayn kaltuun baaruud jaamac
nuura baaruud jaamac iyo caruurteeda
khadra baaruud jaamac iyo odaygeeda maxamed muxumed eleeye iyo caruurt ooda

maxamed baaruud jaamac iyo xaasaskiisa iyo caruurtiisa
axmed baaruud jaamac iyo caruurtiisa
cabdi raxmaan baaruud jaamac iyoxaaskiisa iyo caruurtiisa
sucaad baaruud jaamac iyo odaygeeda iyo caruurteeda
hinda baaruud jaamac iyo odaygeeda iyo caruurteeda
dhamaan famileyga reer baaruud jaamac meel kasta oo ay
dunida ka joogaan waxay hambalyo aan la soo koobi karayn
hawada u marinayaa.

 

boqorka xuseen axmed cali suldaan kooshin iyo boqorda
kawsar maxamed baaruud jaamac oo meherkoodu ka
dhici doona hotel maansoor maanta oo ay taariikhdu tahay
4/8/2012 waxaanu dhamaantayo leenahay noqda kuwii
noloshooda ku dhamaysta farxad iyo barwaaqo,helana
liibaanta ifka (aaaaaaaammmmmmmiiiiiiiiiinnnnnn