HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Mustafe Cabdikariim Cali Buux ( Mustafe Future )   &

Nasra Cabdisamad Sheekh

 

 

 

 

Mustafe Cabdikariim Cali Buux ( Mustafe Future )

Nasra Cabdisamad Sheekh

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda,Mustafe Cabdikariim Cali Buux (Mustafe Future)  iyo Na sra Cabdisamad Sheekh, oo meherkoodu maalintii Khamiista,14 August, 2014, ka dhacay caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan ca afimaad ,bashbash , barwaaqo, Rabbina ka yeelo  Reerkii lagu nastee, lagu nag aado, ee ubad khayr qaba oo dadkooda,dalkooda & diintoodaba anfacana kala hela,aamiin, aamiin,aamiin.

 



Hambalyo iyo duco

Dhammaan dadka magacayood hoos ku qoran yihiin waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Aroorka iyo Aroosada
Mustafe cabdikariim ( Mustfe Future) iyo Nasra Abdisamad Sheekh oo meherko odu ka dhacay Magaalada Gabiley Maanta oo bishu tahay 14-08-2014. Waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii isku waara ubad khayr-qabana kala hela. Amiiiiin.

1- Maxamed Yuusuf Buux. iyo Xaaskiisa
2-Maxamed Cilmin Samater iyo Xaaskiisa.
3-Nuur X. Xuseen Cumara Xaashi iyo Xaaskiis
4-Cumar Osman Ali (Omaar qiyaas( Imaamka) iyo Xaaskiisa.
5-Maxamed Asker iyo Xaaskiisa
6-Eng. Maxamed Cali Muuse Mulkiilaha
TIMACADE NEWS iyo Xaaskiisa.
7-Ali Omar hassan iyo Xaaskiisa
8-Cabdi samad Cute iyo Xaaskiisa
9-Abdirahman Haariye iyo Xaasaskiisa
10-Cabdi Maxamed Yusuf iyo Xaaskiisa
11-Yuusuf Ibrahim Farah iyo Xaaskiisa
12-Omar Cali Shabeel iyom Xaaskiisa.
13-Ismacil Cawl iyo Xaaskiisa.
14-Jaamac Red Crosiyo Xaaskiisa
15-Farxaan Yare iyo Xaaskiisa.
16-Maxamed Cumar Cawaale. iyo Xaaskiisa
17-Abdirahman Ibrahim Buux iyo Xaaskiisa.
18-Kayse aashi Adan.
19-Abdillalhi Zoetermeer iyo Xaaskiisa.
20-Abdiqaadir Cusmaan Qaairo iyo Xaaskiisa.
21- Omar Suldaan iyo Xaaskiisa.
22-Maxamed Cadhoole Dhimbiil.
23-Mukhtar Cabdi Hassan cawad.

 



Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo

Cabdullaahi Maxamed Cumar iyo xaaskiisa oo deggan magaalada Bolton ee dalka Ingiriisku, waxay hambalyo iyo ducaba u dirayaan;
Mustafe Cabdikariim Cali ( Mustafe Future) iyo marwada uu mehersaday ee Nasra Cabdisamad Sheekh Muxumed.
Meherkaasi oo ka dhacay hudheelka Maansoor ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa, maaalintii Khamiista ee ay bishu ahayd 14kii Ogost, 2014ka.
Waxannu Ilaahay idiinka baryaynaa bashbash iyo barwaaqo iyo ubad khayr qaba oo dalka iyo diintaba anfaca.
Waxannu idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulkeenna ee naga guddooma.


بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير



Abdullahi Mohamed



  Mustafe CabdikariimCali Buux ( Mustafe Future )  &


Nasra Cabdisamad Sheekh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 



   Mustafe Cabdikariim ( Mustafe Future )  

 

 

                      

  Nasra Cabdisamad Sheekh

 

 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN