HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Maxamad Yussuf Cilmi   

Zahra Axmad Hassan Cigaal

 

 

Hanbalyo iyo bogaadin meher.

Hadii aan nahay
reer Jibriil Cali Caqli waxaan hanbalyo iyo tahniyad ka soo go'd ay kashka iyo laabta u diraynaa
Maxamad yussuf Cilmi iyo Zahra Axmad Hassan Cigaal oo maalintii khamiistii    ( 28/08/14) meherkoodu ka dhacay magaalada Burco ee carriga Somaliland. Waxaan leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.
Ka dabaa dhaha ee !!!!!! ka dabaa ka dabaa !!!

1. Jibriil Cali Caqli.
2. Shamis Muxumad Xassan.
3. Quman Jibriil Cali.
4. Cabdirasaaq Jibriil Cali.
5. Cigeh Jibriil Cali.
6. Hodan Muxumad Xassan iyo caruurteeda.



 

 

  Maxamad Yussuf Cilmi  &


Zahra Axmad Hassan Cigaal

 

 

 



   Maxamad Yussuf Cilmi    

                      

  Zahra Axmad Hassan Cigaal