H A M B A L YO    M E H E R

 


 



Anagoo kala ha dadkan hoosta ku xusan waxanu hambalyo iyo bogaadin la so koobi karin u direyna KHALIIL MOHAMED YARE iyo marwadiisa HODAN AHMED FARAH ,oo u meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa caasimada JSL, waxanu lamaanahaasi ilaahey uga baryaynaa inuu arooskoodan nabad qab iyo caafimaad ku gaadhsiiyo aamin aamin

 

 



Waxa diraya:

Omar Darood Hassan
Faisa Jama Abi
Bilan Omar Darood iyo Hassan Rashid Oomar, Jibriil Hassan, iyo Hayatt Hassan
Hodan Omar Darood iyo Abdiraxiim Noor Hersi iyo Nabiiha A Noor
Hibo Omar Darood iyo Nasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir
Mohamed Omar Darood
Abdiraxman Omar Darood
Abdiqani Omar Darood
 


Waxanu mar labaad leenahay lamanahaasi hambalyo hambalyo

 

 

 

 

Omar Darood Hassan
Norway