HAMBALYO  MEHER

 

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Sacad Faysal Kaamil   &

Halgan Maxamed Yuusuf Buux

 

 

 

Sacad Faysal Kaamil

 

Halgan Maxamed Yuusuf Buux

 

 

 

 

Dhammaan Waalidiinta, walaalaha , iyo asxaabta hoos ku qorani waxay hambal yo aan la soo koobi kareyn u dirayaa Sacad Feysel Kaamil iyo Halgen Maxamed Yuusuf Buux oo meherkoodu ka dhacay Hotel Mansoor ee aasimada Somaliland Hargeysa Maanta 20-8-2013.

Waxay ilahay uga baryayaan inay noqdaan labdii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

1- Aaabo Maxamed Yuusuf Buux
2/ Hooyo Xaliimo Cabdi obsiiye.
3 Hodan Maxamed Yuusuf iyo Caruurteeda.
4 Liibaan Maxamed Yuusuf Buux.
5 Axmed Maxamed Yuusuf Buux.
6 Hibaaqa Maxamed Yuusuf Buux.
7 Hibo Maxamed Yuusuf Buux.
8 Guuleed Maxamed Yuusuf Buux.
9 Ayeeyo xaawa Mowliid Ahmed
10 Ayeeyo Cibaado aw Cabdilaahi
11 Maxamed Cabdi Obsiiye

 


12 Mukhtaar Cabdi obsiiye
13 Axmed Cabdi obsiyye
14 Cabdi Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa
15 Xasan Yuusuf Buux iyo Xaasaskiisa
16 Suxufiga weyn Mustafe Cabdikariim Mustefe Future
17 Mulkiilaha
TNN , Eng .  Maxamed Cali Muuse
18 Omar qiyaas iyo Xaaskiisa.
19 Zuweys iyo Xaaskiisa.
20 Kayse Xashi iyo Xaaskiisa.
21 Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi
22 Osman Xaaji Cali

23 Cabdi Xuseen Bowda yare iyo Xaaskiisa
24 Maxamed Jabouti iyo Xaasikiisa.
25 Abdilqaadir Osmaan ''Qaadiro)
26 Carab Maxamed Yey
27 Axmed Nuur Jaamac
28 Feysel Osmaan Guuleed.
29 Maxamed Cilmi Galaan IYo Xaaskiisa
30 Maxamed Xoogsade iyo Xaaskiisa
31 Ali Xaruuri iyo Xaaskiisa
32 Omar China iyo Xaaskiisa
.33 Saadiq Macalin Xasan iyo Xaaskiisa.

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng.Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda,Sacad Faysal Kaamil  iyo  Halgan Maxamed Yusuf Buux , oo meherkoodu  maalintii Salaasada, August  20 , 2013,ka qabsoomay Hotel Ma ansoor , ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan ca afimaad ,bashbash iyo barwaaqo, kana yeelo  Reerkii lagu nastee, lagu nagaad o , ubad khayr qabana kala hela ,aammiin, aammiin, aammiin.


 

 

Bahda Gabiley News Iyo Dadwaynahani Waxay Hambalyo U Dirayaan Meherka Sacad Faysal Kaamil Ciise Iyo Halgan Maxamed Yuusuf Buux.Oo Maanta Meherk oodu ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa


Dhamaaan Masuuliyiintan Iyo Dadkan Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo U Diray aan
Sacad Faysal Kaamil Ciise Iyo Halgan Maxamed Yuusuf Buux ,Oo Saaka Meh erkoodu Ka Qabsoomay Hotel Maan-soor Ee Magaalada Hargeysa.


• Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakada Wararka ee Gabiley News

• Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale

• Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur

• Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye)

• Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Faysal Kaamil Ciise

• Xildhibaan C/laahi Xuseen Cige Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

• Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Kamida Xildhibaanada Golaha    Wakiilada Somaliland

• Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

•Wasiirkii Hore Ee Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaashi Oday

• Maayarka Degmeda Gabiley Shucayb Maxamed Muuse

• Fu,aad Kaamil Ciise, Siciid Cali Daahir


Dhamaaan dadkaasiWaxay Hambalyo U Dirayaan
Sacad Faysal Kaamil Ciise Iyo Halgan Maxamed Yuusuf Buux Oo Saaka Meherkoodu Ka Qabsoomay Hotel Maan-soor Ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin Noqday Labadii isku Waara, ubad khayr qabana kala hela…
 



 

 

 

 

-

  Sacad Faysal Kaamil   &


Halgan Maxamed Yuusuf Buux

 

 

 



   Sacad Faysal Kaamil  

                      

  Halgan Maxamed Yuusuf Buux

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN