|
Hambalyo iyo bogaadin Madaxweynaha Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) & Wasiirka Arrimaha
Dibadda,Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar

Aan marka hore salaan aad u qiimo badan u gudbiyo dhammaan shacabka
Somaliland,gudo iyo dibadba.
Waa mahad Alleh & guul ay shirkii London ka dhacay,
23 Feb ,2012,ay
ka soo
hooyeen Madaxweynaha sh arafta leh,Mujaahid,mudane
Axmed Maxamed
Maxamuud
(Siilaanyo) iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soma liland,Dr/Professor
Maxamed Cabdillahi Cumar.
Madaxweynaha Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),waa
Halyey,waa Mujaahid,wa a muwaadin Dalkan taariikh iyo magac weynbba ku leh,waa
GuddoomiyihiI ugu
mudada dheeraa ee Ururkii xaq u dirirka ee SNM,waa halyey noloshiisa
intii
ugu qiimaha badanayd u soo huray Dalkiisa,waa muwaadin duurka u
galay Qaranimada Somaliland,waa muwaadin dadkiisa iyo Dalkiisaba la qaysaday xaalado aad u
a dag,naftiisana u soo huray.
Waxaan Hambalyo kal & laab ah u dirayaa Madaxweynahayaga,guusha
taariikhiga
ah ee uu ka soo hooyey shirkii Caalamiga ah ee London ka dhacay,waxaanay
dhammaan inta jecel jiritaanka iyo Qaranimda Somalila ndba, ku soo
dhaweeyeen,
farxad & rayrayn meel ay joogaanbba.
Waxaa sidoo kale aan la qarin karin, dadaalka, aqoonta & guusha uu
Wasiirka Arrimaha
Dibadda ee Somali land , Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar,
uu ka
soo
hooyay siyaasadaa Arrimaha Dibadda ee Somali land.
Dr. Maxamed
Cabdillahi
Cumar,wuxuu is bedel ku soo kordhiyey nidaamkii hore ee siyaasda
arrimaha
dibad da,waxaanu ku guulaystay inuu qadiyadeenna gaadhsiiyo Dalal
badan
oo Caalamkaa,waxaanu ku guulayst ay inay Somaliland yeelato saaxiibo
badan
oo bulshada Caalamka ka mid ah.
Safaradii aan kala go'a lahayn,ka qayb galkii shirarka Caalamka iyo
habka diblomaasiyadeed ee uu qadiyad eenaa meel walbba u
gaadhsiiyey,waa
taa maanta midhaheedii la helay....Wasiirka Arrimaha Dibadda ee
S omaliland,Dr/Professor Maxamed Cabdillahi Cumar,wuxuu baal Dahaba ka galay
halganka ay Somaliland ug u jirto inay aqoonsi Caalamiya hesho......Waxaa farxad ii ah,inaan hambalyo & bogaadinbaa u diro,walaalk ay,Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalil and, Dr / Professor Maxamed
Cabdillahi Cumar....
Waxaan ku soo xidhayaa qoraalkaydan,Hambalyo iyo bogaadin aan u
dirayo Madaxweynaha Somaliland,m udane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) & Wasiirka Arrimaha
Dibadda Dr/Professor Maxamed Cabd illahi Cumar,guusha ay ka soo
hooyeen
shirkii London,23 February,2012.
Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
Birmingham,UK
26 February,2012 |
|
|