Wa hambalyo aroos oo ku socota Saciid Jama Ali
iyo Nimco Awil Jama

 


 

Anigoo ku hadalaya magaca qoyskeyga dhamaan waxanu halkan bogaadin iyo hambalyo an la soo koob i kareyn uga direyna boqorka SACIID JAMA ALI iyo boqorada NIMCO AWIL JAMA oo u aro oskoodu ka d hacay xaleytoole caasimada JSland Hargeysa, waxanu ilaahey uga baryaynaa lama anahaasi in ay bash bash iyo barwaaqo ku waaran ilaaheyna ubad kheyr qaba kala siiyo aamin aa min

 



Waxa diraya bogaadinta iyo hambalyada


Cumar Daarood Xassan
Faisa Jaamac Caabi
Bilan Cumar Daarood, iyo odaygeeda Xassan Rashid Oomar iyo Jibriil Xassan Rashid iyo Hayati         Hassan Rashid
Hodan Cumar Daarood iyo odaygeeda Abdi Nur Xirsi iyo Nabiiha Abdi Nuur
Hibo Cumar Daarood iyo odaygeeda Nasir Musa Ismail, Ilyas Nasir iyo Yacquub Nasir Musa
Mohamed Cumar Daarood
Abdiraxman Cumar Daarood
Abdiqani Cumar Daarood

 

 


Dhamaanteyo waxan u leenahay
Saciid iyo Nicmo hambalyo hambalyo guurkii lagu nastee lagu na gaado ilaahey ha ka dhigo guurkiina aamin aamin
 

 

 

 

 

Omar Darood
Norway