HAMBALYO  AROOS

 

Dr. Ibrahim Ahmed

 

 

Zahra Mohamed Qalib

 

 

 

 

 

Hambalyo & Tahniyad Aroos: Dr Ibrahim Ahmed & Zahra Mohamed Qalib


Anigoo ah dadkan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan hambalyo iyo bogadin u diranaa
Dr Ibrahim Ahmed iyo boqoradiisa Zahra Mohamed Qalib, oo ku aqal galay aroos koodu ka dhacay wadanka boqortooyada Saudi Arabia magaalada Riyad. 09/05/2013.


Hadaba hadaanu nahay waalidka ehelada asxaabta ay kasoo kala jeedaan lamaanayaash ani waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu eebe ka yeelo
kuwii isku waara ubad kheyr qa bana uu illaahay kala siiyo aamiin aamiin aamiin….


Waxaa hambalyada diraya dadakan oo kala jooga
Saudi Arabia, United Kingdom iyo Canada:


1. Hooyo Siraad Mohamud iyo caruurteeda
2. Faysal Ali Hassan iyo Xaaskiisa Afrah Qalib
3. Kosar Aideed Abdi iyo Xaaskiisa Sabah Qalib
4. Mustafe Qalib iyo xaaskiisa
5. Khalid Qalib iyo Xaaskiisa
6. Farhan Qalib iyo Xaaskiisa
7. Abdinasir Cumar iyo Xaaskiisa Shakira Qalib.
8. Abdillahi Hussein iyo xaaskiisa Nacima Qalib
9. Huda Mohamed Qalib
10. Hassan Sofe iyo Xaaskiisa Hodan Mohamud.
11. Hariir Hersi Adar iyo Xaaskiisa.
12. Ahmed X. Mohamed {Bidaar} iyo Xaaskiisa

Gacal iyo Sokeeba guurkiina lagu farax

 

 


 
Kosar Aideed Abdi
London UK

 

 


 

 

 

 

 

 


              

                                  

                                                            

                                                                                          

 

Dr. Ibrahim Ahmed

Zahra Mohamed Qalib