HAMBALYO  AROOSKA

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE   &

WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

 

 

 

 

DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE

WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 


Waxaan halkan hanbalyo ay farxadi ku ladhan tahay aanu ugu diraynaa aroosk a
boqorka iyo boqorada ilaah baa boqoree arooska (dalal maxamed muxumed eleeye iyo wafa cumar maxamed jaamac oo arooskoodu ka dhacay wadanka ho lland gaar ahaan magaalada doderecht postillion hotel taariikhdu markay aha yd 8/2/2014 oo ahayd maalintii sabtidii anakoo dhamaantayaba lehguurkiinu g uur khayr gurigiinuna nagi anakoo kala ah

1-Aabo maxamed muxumed ileeye
2-Hooyo khadra barud jamac
3-Filsan maxamed ileye
4-Falastiin maxamed ileye
5-Badri
6-Bishaar
 

waxaa kaloo iayguna hambalyo taa la mid ah diraya dhamaan reer baaruu jam ac oo kala ah

1-hooyo nacnac baruud jaamac
2-nuura baaruud iyo caruurteeda
3-janaraal maxamed baruud iyo caruurtiisa
4-axmed nuur baruud iyo caruurtiisa
5-cabdi raxmaan baaruud iyo reerkiisa
6-axmed maxamed makaahiil iyo xaaskiisa sucaad baaruud iyo caruurtooda
7-hinda baruud iyo caruurteeda

waxaa kaloo hambalyo qaali ah halkan ka diraya dhamaan reer muxumed eleeye oo kala ah

1-maryan muxumed iyo caruurteeda
2-cadar muxumed iyo caruurteeda
3-cibaado muxumed iyo caruurteeda
4-maxamuud muxumed iyo caruurtiisa
5-cabdi muxumed iyo caruurtiisa
6-xaliima basra muxumed
7-sacaada muxumed iyo caruurteeda

iyo dhamaan reer eleeye oo ay ugu horeyso axmed cali iyo xaaskiisa canab cali iyo caruurtooda

waxaa kaloo iaguna hanmbalyo taa li mid ah diraya dhamaan dadka hoos ku qoran
1-suldaan maxamed maxamuud xuseen iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
2-imaam cumar qiyaas iyo xaaskiisa
3-c/qaadir cismaan iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
5-saadiq macalin xasan iyo caruurtiisa
6-saciid aadan guuleed iyo caruurtiisa
waxaa kale oo hanmbalyo qaaliya diraysa
1-nuura nuur maxamed iyo caruurteeda


dadkaas oo dhamaantoodba kala jooga dunida dacaladeeda waxay leeyihiin
dal al iyo wafaay farxad ku qaata dunida guudkeeda aakhirana jano ku waara ifka na ilaahay hadinku kala siiyo ubad khayr qaba oo aad ku indha nuursataan ilaa hayna ka yeelo kuwii diintooda iyo dadkoodaba anfaca aamiin aamiin yaa rabi ilaahaw ubadkaa is doortay u rumee riyadooda mustaqbal ta dunida guudkeeda iyo ta aakhiraba aamiin

 

 

  DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE  &


WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

 

 



   DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE  

                      

  WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC