Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

 


Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo) iyo Ugbaad Deeq Cabdi , oo Gabadhi ugu dhalatay dalka Ingriiska gabadhaa oo loo bixiyay Faaadumo-Sahra , waxaanu leenahay noqo tii ku waarta caafimaad qab iyo ci mri dherer ee dalkeeda iyo diinteedan anfacda,AAAAAAMMIIIIIN.


Aabo muxumad xasan (Budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.


Aabo yuusuf Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Madiino Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Siraad Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda.
Cabdilaahi Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Sacaada Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Sahra Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Cumar Xusseen Ibraahin iyo reerkiisa.
Aadan Xusseen IBraahin iyo reerkiisa.
Maxamed Xuseen Ibraahin iyo reerkiisa.
Xaawa Xusseen Ibraahin iyo caruurteeda.



dadkan oo kala jooga dunida dacaladeeda waxay hanbalyo iyo bogaadin u soo dirayaan,Dr. Maxamed Y uusuf Aw Cali (culimo) iyo Ugbaad Deeq Cabdi , oo gabadhi igu dhalatay cariga Ingiriiska.


Alla ha ka dhigo tii dalkeeda iyo dadkeedba anfacda,aamiiiiiiiiiiin,aaaammmiin,aamiiiiinnnn.Alla ha aqbalo.


 

 

By: Ruqiya