Hambalyo Boqorka iyo Boqorada, Mustafe Maxamed Gacmadheere & Hodan Muuse Biixi

 

 

 


Aniga oo ah, Taliyaha Hogaanka Saadka Booliska Soomaaliland, Mujaahid, Maxamed Baaru ud Jaamac, ayaan waxa aan halkan duco uga dirayaa Boqorka iyo Boqorada; Mustafe Maxa med Gacmadheere & Hodan Muuse Biixi , oo uu maherkoodu ka dhacey Hotell Mansuur, Bis han 27 keedii.



Waxaan ilaahey uga baryayaa in uu Rabi isku daayo, gurigoodana barakeeyo, Ubad kheyr qabana ilaahey dhexdhigo. AAMIIN.....AAMIIN......AAMIIN.......
 

 

 

 

Mujaahid, Maxamed Baaruud Jaamac