HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

 

 



Anaga oo kala ah, Hassan Mahamuud cige iyo Xaaskiisa Amina Aw Jaamac Muumin iyo dhama an reer Aw Jaamac Muumin, waxan ugu hambalyaynaynaa Ali Adan Awaale , oo loo magaca abay Safiirka cusub ee UK, waxaanan ilaahay uga baryaynaa in ilaahay xilkaa loo dhiibay u fud udeeyo,  aamiin.