HCTV,oo markii Ugu horeysay si rasmi ah looga furay
London ,UK
 

 



London 19 February 2011(TNN)-Sample ImageMulkiilayaasha Tv ga caalamiga ah ee Hctv, Md Far xaan Xaji Cali Iyo Jamaal cali Xuseen ayaa si wada jira u daah furay xarunta cusb ee tv gu ku  ye elan doono qaarada Yurub Gaar ahaan wadanka Ingiriiska Caasimadiisa London.


Munaasibada daah furka tifiiga xaruntiisa cusub ee London ayaa waxa ka soo qeyb galay dad weyna aad u tira badan oo isgu jiray siyasiyiin fanaanin suladiin cuqaal iyo aqoon yahano iyo wax garad is aga kala yimi daafaha dunida ,


Farxaan x.cali oo furitanki munasibada ka hadlay ayaa ku dheeraday marxaladihii iyo heerki kala  du wana ee Tv gu soo maray iyo halka u maanta marayo.


“TV gan HCTV xaruntiisu waxay ku taala hargeysa waxaanu xurumo aad u waaweynku le yahay  me elo bdan oo dunida ka mida, balse iminka xaruntan London , waxay noqoneysa tii ugu horeysay ee aanu yurub ka yagleelno, waaxana qorshaha noogu jirta in aanu ku fidin doono dhamaanba dunida dacaladeeda.

Waxaan idinka balan qadeyna hadii anu nahay mulkilayaasha Tvga HCTV, in Tv gu yahay mid u furan dhamaanba dadka ku hadla afka somaliga, ee anu ahayn mid cid gaara ufuran, waxaaanu si dhexa ugu adeega ugana adeegi doona bulshada qeybeheeda kala duwan meel ay jogaanba, waxaana  da dkina somaliyeed ugu baqeyna in Tv gu idinka idiin furan yahay oo aad maal gashan kartaan, wax ku xayasisatan barnamij u soo gud bisan si u jiritaankisu u noqdo mid taba gala. Sidaasi waxa yidhi Md Farxaan X. Cali Axmed.

Sido kale Aqoon yahan Jamaal cali Xuseen oo kamida mulkilayasha Tv ag Hctv ,ayaa sheegay in u ku farax san yahay ka soo qeyb galka munasibadan furitaanka xarunta cusub ee tv gu ku yeelan doona cardigan UK,

Jamaal aya ka dhawaajiyey in ay tvga dhexda u soo xidheen niman dhalin yaro ahi, soona   gaadhsiy een halka u maanta joogo, sidaasi si la mida ayaan waxaan ka rajeyneyna in iminkana ay majaraha u qaban donaan niman waaweyn oo aqoon yahana ah oo magac iyo maamusu ku leh bulshada  somali yeed dhexdeeda.

Waxaanu ogeysiineyna dhamaanba dadka somaliyeed meel ay jogaanba in Tv ga u furan yahay cid kasta oo sheer ku soo dar sanaysa, oo aanu ka wada hadli doono. Dhaamaan dadka somaliyeed  wa xaan xasuusinaya in aad tvga wixii talo toosin iyo tusaaleba ah aad u soo gudbisaan ee ay daan kala ma sugin bilahi calaykum, si halka wax ka qaldamaan aanu uga saxno, ayuu ku soo kooba Jamaal hadlkisi.

Sido kale cali seenyo oo ka mid ah masuliyiinta tvga qeybtisa qaarada yurub , ayaa isna dhankisa  m ahdanaq u soo jediyey mulkiilaha tvga ee dedaalka bdan u huray sidii u tvgan uga dhigi laha mid  ad unka qaarad ka qarad laga daawada. Waxaanu halka ka sheegay in ay dhex u ahaan donaan  dham aanba dadka somalida ah .

Agaasimaha TVga cariga ingriiska Maxamed Adan Kodhaadhi, ayaa isna balan qaaday in u inti awodii sa ha ku dadaali doono sidi u tvgani unoqon laha daxyax 15 tobnaad oo aduunka oo idil ka ifay.

Mxamuud Sh. Dalmaar, iyo wariye Ducaale ayaa yguna dhankooda balan qaaday bulsha weynta  So m aaliyeed u soo gudbin donaan barnaamijiyo aad u xiiso badan maalmaha fooda inagu soo haya.


Waxaa yaguna dabcan sido kale halkaasi hadlo mahad naq iyo boogadin isugu jiray uga so jediyey Mulkilayaasha Tvga, cuqaal wax garad ka mid aha marti sharfti kala duwaneyd ee ka soo qeyb gashay munasibada.

Tvgan caalmiga ah ee HCtv oo kamida tv yada afka somlaiga ku baxa kiwi ugu horeyey ee hawada soo gala lagana dawan jiray meelo bdan oo dunida ka mida sida Asia , Africa, Australia ayaa  iminka na sanadan 2011 sirasmiha ugu soo biiray satalaytka hotbeydhka lagana daawaday dhamaanba qarada yurub waqoyiga America iyo dunida inteeda kalaba.


Source: Togdheernews