HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Mustafe Aw Xassan Faahiye    &

 Ayaan Mahamoud Ahmed

 

Guurkiinu Guur Khayr Gurigiinu Guri Nagi Guulow Ka Yeel


1.Hooyo Caasha Ibraahim Mohamoud
2.Maryan Aw Xassan Faahiye
3.Luul Aw Xassaan Faahiye
4.Xayba Aw Xassan Faahiye

 

5.Caasha Aw Xassan Faahiye
6.Sacdiya Aw Xassan Faahiye
7.Muxumed Aw Xassan Faahiye
8.Sahra Aw Xassan Faahiye

9. Yurub Aw Xassan Faahiye
10.Layla Aw Xassan Faahiye
11.kawsar aw xassan faahiye
12.Nimco Aw Xassan Faahiye

13.Axmed Aw Cabdilaahi Khaliif
14.Hinda Aw Cabdilaahi Khaliif
15.Khadra Maxamuud Ismaaciil
16.Cabdi Maxamoud Ismaaciil
 


Dhamaantayo anagoo kala joogna wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba,waxaanu halkan
hambalyo aan lakoobi karin hawada u marinaynaa,  Mustafe aw Xassan Faahiye iyo Ayaan Mahamoud Ahmed,oo Arooskoodu kadhacay,Hotel Maansoor ee caasimada somaliland,  Hargeisa , 25.02.2010.


Waxaanu leenahay, 
reerkii lagu nastee,  lagu nagaado , allahayow idinka yeel, Aamiin , Aamiin , Aamiin


 

Mustafe Aw Xassan Faahiye

Ayaan Mahamoud Ahmed

 

 



   Mustafe Aw Xassan Faahiye

                      

   Ayaan Mahamoud Ahmed

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

By: Awal Ahmed Hassan