Guri ninkii lahaa gubayo dab lagama baajin karo

 

 


Ummad xukuumaddii ay wakiilatay wanjalayso shirqool lagama badbaadinkaro
ninna kama q arsoona waxa somaliland ka dhacaya muddaddii ay xilka lawreegtay xukuumadda talada wa danka haysaa siddaa daraadeed waxan bulsho weynta reer somaliland ugu baaqayaa badb aaduu rabaa wadankiiye muxaafid iyo mucaaridba meel halooga soo wadajeesto annigu wax an taageere u ahay xisbiga talladda haya waxanan kamid ahaa xubnaha ugu xagjirsan dha nka taageerista markii xilka lootartamayey mana kala xigtaysaneyn siilaanyo iyo rayaale balse waxan u arkayey in uu siilaanyo uga lexejeclo baddanyahay rayaale aragtidaydaas oo hadda noqotay midqalad ahayd

haddaba maanta waxan leeyahay labada xisbi mucaarad iyo ururradan cusubba wallaalaya al meel lootartamaaba majirtee intaad damdamta,durbaanada,isdabayaaca iyo kala qatbsa naanta meel iska dhigtaan waddanka halabadbaadiyo oo kharshyada idoorta aad ku bixinat saan dalka ku badbaadiya

 

 

 

 

M M Eleye{Suweys}
From Holland